Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Soomoow Sanweyne iyo dambiga uu galay oo la cadeeyay

Fagaare kuyaal degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu toogtay nin lagu helay in uu dil u geestay ruux kale, waxaana fagaaraha dilkan ka dhacayay kasoo qeyb galay dadweyne badan. Maxkamada Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu magacaabo Soomow Sanweyne oo maxkamadu sheegtay in si bareer ah … Continue reading Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Soomoow Sanweyne iyo dambiga uu galay oo la cadeeyay